July 29, 2009 · 4 Comments
Hargeisa, 30 July 2009 (Somalilandpress) – Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Ducaale ayaa shalay oo taariikhdu ahayd 28/07/2009 waxaa u soo gaadhay Magaalada Addis-Ababa xarunta dalka aanu jaarka nahay ee Ethiopia ka dib markii uu ka soo laabtay socdaal shaqo oo u ku tagay dalka Maraykanka.
Waxaa wasiirka Arrimaha Dibeddu intii uu ku sugnaa Addis Ababa waxaa uu maanta saacadu markay ahayd 8:40 am waxaa si rasmi ah uu Xafiiskiisa kula kulmay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia Mr.Takada Alamu, waxayna labada dhinac ka wada hadleen xidhiidhka labada dal ee walaalaha ah Somaliland iyo Ethiopia oo dhinac walba leh gaar ahaan sidii ay dawladda Ethiopia ay u dardar galin lahayd wada shaqayntii ay la lahayd Somaliland haddii ay noqoto xag siyaasadeed,ganacsi, amaan, iwm.
Waxa kale oo labada dhinac ka wada hadleen mashruuca “Berbera Corridor” oo bishan July horaanteedii ay labada dhinac si hufan arrintaasi ka wada hadleen oo gudi heer wasiiro ah oo labada dhinac ah ku kulmeen magaalada Addis-Ababa laguna heshiyay in ay Ethiopia dar dar galiso isticmaalka dakada Berbera gaar ahaan dib u dhiska iyo dayactirka wadada isku xidha labada dal. Iyo arrimaha geeska afrika caam ahaan waxaanu kulankaasi ku dhamaaday jawi wanagsan iyo is afgarad buuxa.
Warbaahinta dalka Ethiopia ayaa si aad ah manta uga hadashay kulnaka dhax maray labada Wasiir .
Allaa Mahad Leh
Wasaaradda Arrimaha Dibedda
Email this story
By Hassan Ali
Tags: America, Ethiopia, Somali, Somaliland, USA
Same old nacnac talk, we meet this we met that, no result. I hope you enjoyed your holiday Mr Duale, smart Somalilanders will not believe your nacnac talk, we need to see results, why does it matter who you met with and what you talked about, you been doing that thing over and over again for the past 7 years. Get real man!
This guy wouldn't have a job if it was any other government in the world. Mr duale consider yourself very lucky that you live among a region that tolerates your crap even after you are killing them day by day with political disaster move.
Kayse the ppl of somaliland are to soft on their government that is half the problem. We let them get away with everything and then it reaches boiling point and when it reaches that state it is to late it will be civil war.
We need to learn to deal with things before it get out of hand and we all live to regret it. That is my advice anyways.
Mr.Duale your political move in washington has made all somalilanders embarasssed. I can't count the number of times i been told by my friends at the merfish what "an idiot foreign minister" u ppl have.
What a useless guy, he calls himself 'Foreign minister' its like one of those guys on paltalk, pure joke!
Get real man and enjoy your marduuf.
The position of the Foreign Minister was wrestled from Dr. Edna Adan, a well liked, world renowned public figure, just because she was a woman. If she was still on the position, I believe we would have had a different result by now.