Somaliland

War Deg deg: Nin Qirtay Inuu Qabo Cudurka Juudaanka (Dad-Qal) aanu Waraysanay

October 27, 2009   ·   16 Comments

Hargeysa (Somalilandpress)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Nin qirtay inuu qabo Cudurka Juudaanka, isla-markaana uu dhaawacyo u gaystay Gabadh da’yar oo Dhakhtarka wayn ee Hargeysa lagu dawaynayo.

Hadaba, Weriyaha Somalilandpress Cabdiqani xuseen Baynax ayaa Saldhigga Dhexe ee Hargeysa oo uu ninkani ku xidhan yahay ku waraystay bal waxa loo soo qabtay iyo inuu yahay Dad-qal. “Cudurka Juudaanka ayaan qabay Muddo 20 Sano ah, laakiinse xaaraam dad ma cunin hada ka hor, gabadh uun baa rabay inaan dhiiga ka jaqo.”

Ninkan ayaanu waydiinay bal inuu magaciisa iyo halka uu ka yimi noo sheego waxaana uu ku jawaabay; “Magacayga waa Abdul, Itoobiya ayaan ka imi Addis Ababa.”

SDC17582 225x300 War Deg deg: Nin Qirtay Inuu Qabo Cudurka Juudaanka (Dad Qal) aanu Waraysanay

ninkan oo aan ku hadlayn Luqadda Soomaaliga, islamarkaana jinsiyadiisu tahay Itoobiyaan waxa uu noo xaqiijiyay inay Dhalashadiisu tahay Itoobiyaan, isaga oo noogu waramayay luqadda Amxaariga.

Gacmaha Dadqalka 300x225 War Deg deg: Nin Qirtay Inuu Qabo Cudurka Juudaanka (Dad Qal) aanu WaraysanayNinkan ayaa dhammaan Farihiisu gamuuran yihiin oo wada go’an yihiin, Tobanka Farood ee Lugaha iyo kuwa Gacmuhuba way go’an yihiin. waakan isaga oo mar kale  ka hadlaya dareenkiisa. “Waxaan nafisi lahaa aniga oo dhiig qof yar caba.” ayuu hadalkiisa ku soo koobay. wajigiisa kama muuqan cabsi, waxaana uu ku wardiiyay Tusbax, isaga oo la fadhiisiyay Beer ku dhex-taala Saldhigga Dhexe ee Hargeysa.

Inanta yar ee la qashay War Deg deg: Nin Qirtay Inuu Qabo Cudurka Juudaanka (Dad Qal) aanu WaraysanaySawirkan waxa iska leh Wargeyska Jamhuuriya Xuquuqda Qaadidiisa

Warbaahinta Somaliland ayaa maanta boggageeda hore kaga faaloonaysay Gabadha da’da yar ee la garan waayay cidda cuntay oo jidhkeeda nabbaro aad moodo inuu bahal cunay dhakhaatiirtu la tacaalayeen daawaynteeda.

Dhacdadan ayaa cabsi gelisay oo goobaha laysugu yimaado iyo guryahaba lagaga faaloonayay, iyada oo dadka somaliland kaga yimaado dhinaca Itoobiya ee jaarsada iyo Aromada laga caydhiiyay goobihii lagu arki jiray, ka dib markii la maqlay ninkan cudurka juudaanka qaba iyo caruurta la qashay.

Email this story Email this story

By


Readers Comments (16)

  1. Jamal says:

    This story is offensive not only to the victim but the human beings at large.

    Somaliland Press, I am greatly disappointed that you are spreading a disgusting myth towards the victims of leprosy…shame on you.

    You should be asking us to donate money to assist the leprosy victim instead of spitting the rubbish that he is "a cembalist because he suffers from leprosy disease"

    Please either remove the story or advocate for supporting the victim so he could medical attention.

    Because the man is from the Oromo ethnic of Ethiopia, it is easier for Somaliland press to spew out an undiluted racism.

    Racism is harmful to all of us: whites, blacks, Asians and other races.

    Thank you,

    Jamal

     Reply
  2. zagambe says:

    magaalada wax waliba way soo galeen, cid war u haysay iyo dawlad wax ka qabanaysaane ma jirto ee dadku ha is abaabulaan oo oromada iyo itoobiyaanka hala iska saaro.

     Reply
  3. Mustafa says:

    Inta la qabtay ee la arkay sahaala. Miyaad ogtahay inta ku jirta ee maalin walba fidisa kumanaan cudur oo aynaan hore u aqoon. Waxa loo baahanyahay masiibadaa soo foolleh in laga wada gurmado, oo wadanka sidii wadan ahaan jiray loo soo galo oo looga baxo. Ayaan daradii tahriibka dhalinteena waxaa ka daran masiibooyinka xanuunnada Ajaanibka Ethiopia ka soo qulqullayaa inoola soo gelyaan. Dayran.

     Reply
  4. Farxaan says:

    Waa Wax fajaac leh !! Somaaliyeey tooso is uruursada,iminka carurtiini iya la' qalanaaya hortinaba!! Waxaan ku noolahay dibaadah lakin warkani waa mid iga yabiyeey weyaan !! Eryaa bahaladan naga soo galeey Ajaanibka sibaa kuwaan Xabaashida ah. Boutidii Dheeg Dheer miya diib noogu soo noghotay, si ay uu untoo carurta somaliyeed ??? Ragaaniimadi miyeey luntey iminka ??? politiik iyo diplomassi ma jirtoo kolba haddi carurti,nabaddi, Xornimadi muwadiniinta iyo Cafimadki shacabka oo idil khal-khal la galiyo ee ka fojignaada Somaliyeey waxyaabaha sidas ah !!!!

     Reply
  5. Farxaan says:

    Xaanunkani la yidhahdo "Juudaanka"", ma la ii macneeykara, walaaleyaalow???Waad mahadsaatihiin.

     Reply
  6. Ayaanle says:

    Cudurkan Juudaanka la yiraa waa cudur dadka ku dhaca. Wuxuu googooyaa ama cunaa. Wuxuu aad ugu badan yahey wadamada Aasiya sida Hindida. Waa la daweyn karaa.

    Waa cudur ka mida cudurada bani Aadana kyudhaca midka mida. Laba hadaba yaanan isku qaldin oo yaan laga dhigin qofkii juudaan qabaa inuu dad cun yahey.

    Somalilanders iska dhaafa Xaasidnimada oo qoxootiga u naxariista. Qofkaad dhulkiisii ku calisaa dhib malaha isagoon dhibaato loo geysan laakiinse waxa ka xun Af xumada. Oromoduna waa umad qoxooti ah runtii aadna u qarafo badan inigoon dhibaatey dhulkooda u caliya. Etobiyana sawtan Somaliland iyo Somaliyaba si dadban iyo sitoosaba u maamusha.

     Reply
  7. Looge says:

    Juudaan maxaa lagu yidhaa afka qalaad?

     Reply
  8. farxaan says:

    Waad mahasantahay Walaal Ayaanle.Waan faahmay hanuunkani oo af faransis loo yaqaano "LEPRE".Lakin miyuu qabta dadka dad cunka ah??Oromo wa dad inoo dhow dhow oo waan garansanaahay aniguu sidas.Lakin Xabashidaa iyo kuwaan dad cunka nooqdayba ha la eriyoo,insha ALLAH.Waa Qaul inan sidas idhahdoo.

     Reply
  9. Cawralla says:

    Horta anigu waxaan odhan lahaa Itoobiyaanku waa dad runtii aad iyo aad nijaas u ah…balo badana way qabaan…gebigoodoo dhami waa cudur guurayaa ee inaga fogeeya…balo kasta oo xaraam ahna way ku dhaqaaqaan…waana eydhis socda…cudurka galka laga qaado…naagahooduna waa uskag iyo fadare socda….nacalala tu Allah calayhum…naga bixiya kuwaas

     Reply
  10. farxaan says:

    Wallahi wa runta, Walashey Cawrallay.Anigu ma joogo Dalkena illa 25 sano, wa lakin waan la socda waxa ka dhacay iyo waxa ka jira ila hatan.Isla markaa, waxaan wa arin aad iyo aad iga argagixisey oo dad, dad cunka ah waxan modayeey iney sheekooyin uun ay ahayeen… Waan se ogahay inaan ghumiyamada Oromo aan isku dhownahay.Xabashidana waliigey ma jeclaan, oo wa cadow soomaliyeed meshudoono ha ka yimadee.Wa Xabashii waxa kala jabiyeey Somalida Weyn iyo Wadan kenii Somalia,oo iyaga inaga dhigey "qaxooti" iyo "tahriibeeyal" aan Wadan laheyn!!Waxay uu adeegan shisheeye mareykan iyo european.Sida ruunta ahna way watan cuduroo ba'an oo aan Somaalidu aney aqoonin (Masha ALLAH).Waa dad aad iyo aad inoga duwan, Rag iyo Dumaarkood ba.Iyaga iyo Dad Qalatoyinkodaba, ha la iska eriyo.Kuwa Musliminta aah ha la tageero, Gaalo ha laga fogaado Somaliiyeey insha ALL.AH.

     Reply
  11. Kayse says:

    Hortaa Habashida wadanka ha laga saroo waxan oo dhan waxa kenay intay Somaliland ka ordayeen walaaladood konfur ee habashi iyo qudhun oo dhan so dhawesanayeen.

    Waxan wadanka ka sara waxan dad qaalka lagu shegayana wa dad jahilin ah ee hala wada dilo (life execution).

    I’m disgusted!

     Reply
  12. Maxamed says:

    S/c

    Cunsuriyada aan iska yarayno Itoobiyaanka in aan la colownana aan ka fogaano waayo waa walaalaheeen, Jaarkaaga Ilahay ba ku badan ma badali kartid , xusuuso 1988 qoxoontigaagi siddi ay u qaabileen inaan noqono abaal laawayaal maaha, Nin xanuunsanaya hadduu inagaga yimid itoobiyana sifa sharciya hala mariyo laakiin buun buunintan iyo hayaay ka kacayda faaiido ku jirta ma jirto ee hala joogiyo.
    Reer koonfureedkuba xanuuno ka xun kuwa xabashidu qabto ayay leeyihiin Ilahay kuwa walaalo inagama dhigo , wiilka Hargeysa iyo Ka Adisababa jooga way is fahmi karaan laakiin Ka Hargeysa iyo ka Muqdishu way is khiyaamaynayaan ismana fahmi karaan.

     Reply
  13. mustafa 1 says:

    subxan allah ilahayo naga badbadiya dadkas, ee lakiin waxa layab ah dadka cudurkasi qaba sababta ay isk daweeyn wayeen

     Reply
  14. farxaan says:

    Salama Caleykum Walaleeyaloow . Waa fajac badan niin somali sheeganaya oo somaalikalee odhanaya xabashii ba nooga dhow !!!! Ma dad cuun baad noo soo dhoweysaan ??? Waxaan uu dhasheey waxa laguu sheego "Somaliland", waa lakin ugu horreyn MUSLIM marka kaleh SOMAALI uun baan ahay oo ILAAHEEY iga dhigay !! Ama diida ama yeelaba !! (Inkasta oo aan ku nolahay dibadaha,iminka).Xabashii waa deriis keena waa lakin maa aha deriis ficaan!!!Oo waa cadow somalida oo idiil nacaaya!!Iminka waa kula saxiib berri naa waa uu ku dilii hadii Reer Galbeedkuu lacag siyaan isaga !! SOMAALIYA HAA NOOLATOO !!! Insha ALLAHU AL RAXMAAN !!! Xabashidanaa, dani nagama haysee ee haa Dhacdoo !!! Amine ya RAABI AL CALAMIIN!!!

     Reply
  15. xamse says:

    hadii u qirtey inuu cunay tanyar waa in la dilaa, wax lasii hayn karayo maahaba

     Reply
  16. xamse says:

    Or better yet we should sell him to hollywood? for sure he'll win an oscar for the first film he stars in

     Reply