Somaliland

Somaliland Parliament Approves Impeachment Motion

September 22, 2009   ·   11 Comments

HARGEISA, 22 September 2009 (Somalilandpress) – Somaliland Parliament had finally managed to hold its session today at around noon after it was delayed because of lack of the required number of the MPs for the session.

Upon the opening of the session MPs discussed the latest motion which calls the government’s impeachment. The Parliament finally approved the motion and said they will discuss the issue during tomorrow’s session.

More to the news will be available soon.

Email this story Email this story

By

Tags: , , ,


Readers Comments (11)

  1. Hani says:

    oo soowtii guurtidii iyo salaadiintii shalay yidhaahdeen motionkan ha la joojo iminka? baarlamaanku maxay wadaan?

     Reply
    • Omer Boqoljireh says:

      Haniyow, waxay waddaan wax ay xaq u leeyihiin. Haddii maanta aan laqaban Dawladdan, farta ayaa dhexda laga qaniini doonaa. Ka parlamaanka ah ee ka soo horjeesta arrintuna waxa uu noqon doonaa mid suulka dhexda ka qaniina oo noqda mid cadhaysan dadka hortiisa. Ummaddu waxay ogtahay in Dawladdani aanay rajo ka soo muuqan haddii boqol goor loo kordhiyo.

      Afarta tuug iyo aabahoodba ha inna dhaafaan gacaliye,

      Omer Boqoljireh

       Reply
  2. Gobaad says:

    Boqoljirehow, waan kugu raacsanahay inay afarta tuug iyo ka u madaxda ah, iyo asaxaabtooduba 'Saliga Nabiga' innugu waydaartaan. Dhibaatu wax aan ahayni kama soo socotoe.

     Reply
  3. aaaaaaaaaaaaaa says:

    Haa heey, Qaranimadu waa taas waa in waliba maxkamad la soo taagaa boo loo xiiraa tuugtaas aan lahayn garashada sare ee dadku kaga duwan yahay xoolaha.

    Allahu Akbar Allaahu Akbar

     Reply
  4. suge says:

    Akhyaarta waad tuurteen dowladaas-4ta-tuug-iyo-aabahood ahee ayaa bedeli? ma siilaanyo? cid kale? eehhhh, waxan qabaa dowladan inan la faro galin, ilaa umada ay u so baxayan dad nool oo dunida wax la qabsan kara. adeer dowladani wa tii aynu ku taabo galnay, waxayna wali sal ku leedahay nidaamki uu dejiyey aabihii somaliland, wa marxuum cigaal e. mr. riyaalena talada aya ka qasantay maahe wu ku haboon yahay talada dalka!

     Reply
  5. cadaali says:

    suge brother…
    cigaal ma joogo maanta.riyaale dalka waxba umuu qaban iyo dawladiisu…
    ha la soo taago maxkamad …..maaha nin mustaqbal inoo haya…
    cida lagu bedelina waa la helayaa waana joogaan…wayna iman…
    uma dulqaadanayno…..dalka in rag iska cunaan wax kasta..shacabkuna ka biyo la aadaan….cadaalad baanu rabnaa.

     Reply
  6. somalilander says:

    sidii khayr leh bay noqon….doorashada uun aynu qabsano sinabada kii doonaa ha qabtee

     Reply
  7. Jubba says:

    Wa si fican oo lagu farxoo, how long have these thugs (so called ministers) been abusing people. I would also urge the Parliament to over turn the arrests on journalists and give them a fair go. This is the sort of Somaliland I ideally support where the parliament respects the masses and works with them rather than corrupted ministers.

    Good job MPs.

     Reply
  8. Abdibashir says:

    Ninkii xilkii ka sii dhamaanayo sababta Impeachment loogu wadaa sow khalad maaha – waxa la rabaa xitaa isaga oon madaxweyne ahayn oo musharaxa inaanu doorashada soo gelin.

     Reply
  9. Ayanle says:

    Udub iyo Kulmiyaba waa kubka guur oo qanjo u guur. Udub hadey ku dhexeen qabashada doorasho xilka loo dhiibteyna lagala laabto xumaan maaha oo iyagu wadanka gaar uma laha.

    Kulmiyaanku badali waa kubka guur oo qanjo u guur. Maaha xisbi kudhisan wadaniyad. Waa xisbi calloolkumo iyo musuqmaasuqka dhexbuuxo.

    Ucid laga yaabaa inuu noqdo xisbiga kaliya ee udub badalikara marka la eego siyaadadooda qunjarsocodka ah. Iyagana waxa diley markey la safteen Kulmiya dhawaanahan. Kadeyka fogaadaan Kulmiye fursadbey leeyihiin hogaamiya hooguna ma liito.

     Reply