Somaliland

Ogaysiis, Ogaysiis, Maroodijeexnews.com Shabakada Cusub Ku Soo Korodhay Website-yada Soomaalida.

November 9, 2009   ·   1 Comments

Dhammaan dadweynaha jecel wararka ee dunida dacaladeeda ku kala nool, waxa la ogaysiinayaa in Shabakad cusub oo la magac-baxday Maroodijeexnews.com ay ku soo korodhay saaxaddii Website-yada Somaliland, taasoo wararka, maqaaladda, Faallooyinka, Xayaysiisyada wax kasta oo ay akhristayaashu danaynayaan.

Shabakaddan cusub ee Maroodijeexnews.com, oo dhawaanahanba hawada ku jirtay, waxa aad ka heli kartaa Barta Internet-ka ee Maroodijeexnews.com.

Haddaba, ha moogaanina meel kasta oo aad joogtaan inaad booqataan Shabakaddan cusub ee Maroodijeexnews.com, oo aad ka heli doontaan warar xiisa badan oo isugu jira kuwa siyaasadda, arrimaha bulshada, barnaamijo tayo leh iyo maqaallada dadweynuhu qoraan oo ayaa la idiinku soo baahin doonaa Shabakaddan cusub ee www.Maroodijeexnews.com

Hadaba haddii aad wax ku soo kordhinayso Akhriste dhisme ahaan, qoraal ahaan iyo sida aad u aragto waxaad wixii talooyin ah noogu hagaajisaa Emailada

maroodijeexnews@hotmail.com
risqahar@hotmail.com

Email this story Email this story

By


Readers Comments (1)

  1. somalilad is independent state that enoyed with free pleace and devetoment for their activites so many people have noy knew how somaliland becom fee coutry

     Reply