
Information
What people are reading right now
Boston, Sept 01,2009 (SomalilandPress)-Hello to my dear readers from the US. I have safely arrived back in Boston and I would feel incomplete if I did not publish a final article of “A Trip to the Unknown” for SomalilandPress.
I suppose the trip home is most fresh in my mind, so let me start with that. [...]
There are numerous individuals and groups who endeavor constantly and tirelessly to undermine the inevitable recognition of Somaliland. These individuals/groups are predominantly from Southern Somalia—the most dangerous place on earth. As rationality commands, these Southerners should have spent their time and energy cleaning up their mess and putting their home in order. Instead, they waste [...]
Hargeysa(Somalilandpress)- Markab noociisu yahay MC. Stars oo u rarnaa ganacsatada Somaliland ayaa ku gubana duleedka magaalada xeebta ah ee Berbera, ka dib markii dab gudihiisa ka dhashay qabsaday. Markabkan oo ka soo shiraaqday wadanka Imaaraadka Carabta, gaar ahaan magaalada Abu Dabay ayaa sida ay noo xaqiijiyeen dad goob joog ahaa waxa shuf beelay guudkii sare [...]
Hargiesa (Somalilandpress), Shirkada ugu wayn isgaadhsiinta Somaliland ee Telesom ayaa tartan aqooneed ay soo qabanqaabiso sanad kasta bisha Ramadaan waxa ay sanadkan isku soo hor-fadhiisisay oo ku tartansiinaysaa 5 jaamacadood oo gaar loo leeyahay kana dhisan magaalada Hargeysa.
Jaamacadaha ku hirdami doona tartan aqooneedkan ayaa waxay kala yihiin, Admas, Golis, International Horn University (IHU), HOPE Medical [...]
MOGADISHU-(Somalilandpress)—In a new drive to oust Islamists officials of the Transitional Federal Government of Somalia [TFG] and those of Ethiopian troops last night held lengthy talks in Beled Weyne, Hiran Region [central Somalia].
The meeting discussed plans to attack Bulo Barde and Jala Laqsi which are also in Hiran Region.
Officials from both sides agreed that they [...]
HARGEISA, 31 August 2009 (Somalilandpress) – Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo wali ku gudo jira booqasho hawleedkii u ku joogay Jamhuuriyadda Djibouti ayaa waxa maanta uu la kulmay madaxda sar sare ee safaarada Faransiiska ee fadhigoodu yahay Djibouti, halkaasi oo ay labada dhinac ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhka [...]
HARGEISA, 31 August 2009 (Somalilandpress) – Sabtidii 29kii Ogost 2009: Waxan Joognaa Hargeysa. Taariikhdu waa 2009-08-29, waa maalin Sabti ah waana Ramadaan.
Waxan ku soo kallaahay Golihii baarlamaanka oo ciidan hubkiisii u dhan yahay iskuweer ka hayo. Ciidaamadu debedda golaha keliya kuma sugna ee iyagoo hubkooda sita waxay joogaan gudaha xarunta wakiilada. Ciidamada [...]
HARGEISA, 31 August 2009 (Somalilandpress) – It’s been almost 20 years now since Somaliland had a functioning administration that can exercise effective control over a large part of the country for a significant length of time. Successive efforts at bringing together the various parts of the country as part of a working central government have [...]
HARGEISA, 31 August 2009 (Somalilandpress) – Since declaring its independence from Somalia in 1991, Somaliland has set up its ownGovernment institutions, written its own laws and constitution, and held credible elections. No government in the world has yet recognized Somaliland’s independence and for 18 years the territory has been left in legal limbo—a country that [...]
HARGEISA, 31 August 2009 (Somalilandpress) – There have been some scurrilous reports from certain journalistic bankrupt websites that Somaliland “armed forces” have seized the Somaliland parliament. According to this particular website, that only a few days ago reported the false news that the Somaliland President, Mr. Kahin had sacked his very active and [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa rasaas oodada kaga qaaday, kuna kala kaxeeyay boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan …
Hargeysa (Somalilandpress)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa rasaas oodada kaga qaaday, kuna kala kaxeeyay boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa, kuwaasoo ka gadoodsanaa Inqilaabkii shalay ay ciidamadu ku qabsadeen xarunta Golaha Barlamaanka, iyada oo maanta ciidamada Golaha ay xukuumadu soo laban-laabtay.
Dhinaca kale shirgudoonka Golaha Wakiilada iyo Xildhibaano laba dhinac ah kala ayaa kulan [...]
HARGEISA, 30 August 2009 (Somalilandpress) – As a young girl, I used to build this beautiful yet fancy life of how my marriage would be, I would create a picture of Mr. Right and alter according to my fancy, how he will look like, behave like, treat me, how he would sweep my feet’s of [...]
Warbixin: Weriye Cabdiqani Xuseen Baynax
Hargeysa (Somalilandpress)- Xarunta Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigii maanta Goluhu u balansanaa waxa uu ku furmay jawi ka xaalad duwan guud ahaanba fadhiyadii goluhu soo yeeshay intii uu jiray, ka dib markii ciidamo Boolis ah oo tiro badan, isla-markaana uu horkacayo Taliyaha Ciidanka Booliska Maxamed Saqadhi Dubad ay madasha qabsadeen.
Sidii caadada [...]
HARGEISA, 29 August 2009 (Somalilandpress) – On July 11, 2009 four prominent Somaliland citizens were kidnapped from a public highway and later on massacred in a tribal ritual. On August 6, 2009 Ali (Marshall) Gulaid died in a car accident on his way to Berbera.
I dedicate this article to the loving memory of the [...]
(Somalilandpress)-The recent visit of the Ethiopian delegation to Hargeisa, Somaliland capital, may be disguised as a routine diplomatic tour to strengthen the relationship between Somaliland and Ethiopia, but the rosy pictures painted by Hargeisa could be misleading. In fact the visit could be the prelude for a devastating political storm gathering momentum in Somaliland.
We are [...]
Two planes carrying weapons, small guns and battle wagons including ammunitions for Ahlu Sunnah wal Jama’a landed at Dhuusa Mareeb and Ceel Dheere districts of Galgaduud region, in central Somalia.
These weapons are reportedly to be part of the US support to the Transitional Federal Government of Somalia and it’s aimed at supporting the groups that [...]
Kismayo, Somalia (Somalilandpress)-A major rift has formed between Al-Shabab and the Raas Kambonii Brigade over the control of Kismayo, the capital of Lower Jubba Region in southern Somalia, and residents are anticipating armed clashes.
The two militant Islamist groups had banned together to drive the Jubba Valley Alliance, the now-defunct militia allied with the Transitional Federal [...]
Hargeisa (Somalilandpress)-Munaasabad balaadhan oo Abaalmarino lagu gudoonsiinayay Dhalinyartii ku guulaysatay kaalmaha hore ee Tartankii quraanka kariimka ahaa ee bisha ramadaan oo lagu qabtay Masaajidka Cali Mataan ee Magaalada Hargeisa.
Munaasabadaasi oo ay ka soo qayb galeen, Shir-Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta,wasiirka Madaxtooyada, Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada, Culimaa,udiinka Sida wayn looga Qadariyo Somaliland, [...]
“Isku shaandhaynta guddida joogatada ahi ansixin ugama baahna golaha.. wixii hanti ahaa ee mudanayaashu burburiyeena waa laga magdhabi doonaa oo lagama saamaxayo”
Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
Hargeysa (Somalilandpress)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa shaaca ka qaaday in weerar culus lagu soo qaaday golaha, kaas oo la doonayo in lagu dumiyo golihii [...]
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
30 Somalis and a journalist killed in Mogadishu continuous battles(Somalilandpress) — The Committee to Protect Journalist reports that veteran radio journalist Barkhat Awale was killed by crossfire today in the Somali capital, Mogadishu, according to local journalists and news reports. He is the second journalist killed on duty in Somalia this year, according to CPJ research.
Awale, 60, director of the community radio station Hurma [...]
TOP NEWS
Al-Shabaab’s Unavoidable Clash with Somaliland DemocracyHAVE YOUR SAY
Historical vote begins in SomalilandSomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular