Press Ahead

Information
External Links
Education Links
CABINDA, Angola (Somalilandpress) — Ivory Coast became the first team to reach the African Nations Cup quarter-finals after beating Ghana 3-1 with 10 men in Group B on Friday.
A Didier Drogba header in the last minute finished off the Black Stars after Gervinho put the Ivorians ahead in the first half and Siaka Tiene added [...]
An anthem sung by fans of the German football club FC Schalke 04 has drawn protests from Muslims because of its reference to the Prophet Muhammad.
The Gelsenkirchen club, which plays in Germany’s top league, the Bundesliga, has asked an Islam expert to consider whether the song might be insulting.
The third verse contains the words: [...]
Real Madrid have confirmed the signing of Brazilian international Kaka on a six-year contract. The deal with AC Milan is expected to set a new world record transfer fee and could pave the way for a new ‘Galáctico’ era at the Santiago Bernabéu under recently re-elected president Florentino Perez.
Reports suggest that the transfer fee [...]
http://somalilandpress.com/wp-content/uploads/2009/05/wfp.jpg
Tartanka Kulliyadaha Jaamacada Hargeysa iyo ciyaarta faynalka ah ee maanta
Hargeysa (Ogaal)- Kooxaha Kubada Cagta ee Kulliyadaha Ganacsiga & Maamulka iyo Dhaqaalaha ee Jaamacadda Hargeysa ayaa shalay kulan kubada cagta ah oo iskaga horyimaadeen ay isla dhaafi waayeen 2-2 gool.
Ciyaartan oo xiise badnayd waxay ka dhacday garoonka Tareeriska ee Xaafada Shacabka, ayaa waqtigii loogu talogalay ku [...]
Liverpool were hammered in their own back-yard in the Champions League as Chelsea took a huge step on the road to a possible Champions League final in Rome with a 3-1 win.
Chelsea produced a performance of great quality and strength to leave Liverpool’s dreams in tatters after this quarter-final first leg.
Next Tuesday’s second leg at [...]
Somalilandpress: Ciyaartoy kubadda cagta ah oo reer Somaliland-na ayaa waxay tababar laxidhiidha kubadda cagta kusoo qaateen dhawaan wadanka Djabouti.ciyaartoygan tababarka soo qaatay oo ahaa afar ciyaartoy oo ka tirsan kooxda Ilays-dawladda hoose ee Burco ayaa waxa hogaaminayay kabtanka xulka gobolka Togdheer Mustafe Maxamed ( Mustafe Xariif). Mustafe xariif oo somalilandpress u waramay ayaa sheegay in ujeedada safarkoodu ahayd sidii ay tababar ulasoo qaadan lahaayeen ciyaatoy qurba joog ah oo Jabuti u yimi inay kulamo saaxiibtinimo la yeeshaan naadiyo ka tirsan kubadda cagta Djabuti,waxana uu sheegay inay dhawr ciyaarood ka qaybqaateen. Waraysi xiiso badan oo Somalilandpress la yeelatay Mustafe Xariif oo uu qaaday weriyie C/risaaq C/laahi ayaa waxa uu u dhacay sidan:
Somalilandpress(ciyaarah):Sida uu qoray warkayska kasoo baxa wadankaas Ingiriiska ee la yidhaahdo THE MIRROR,tababaraha kooxda Liverpool Rafa Benetez ayaa qorshaynayaa heshiis uu kula soo wareego labada ciyaartoy ee David Villa iyo David Silva oo u safta kooxda Valancia ee wadanka Spain.
Somalilandpress(ciyaaraha): Inkastoo aanay wax fudud ahayn in sida ciyaartoyga kubadda cagta oo kale si dhibyar loo tilmaamo tababarayaashii ugu wacnaa ee soo mara dunida kubadda cagta.Haddana waxaan soo qaadanaynaa cilmibaadhis muddo badan la waday oo dhawaan daahfurtay 10-ka tababare ee ugu wacnaa soo mara taarikhda kubadda cagta:
somalilandpress: Weeraryahanka caanka ah ee xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxda Ac Milan ee ka dhisan isla wadanka Talyaaniga Philippo Inzaghi ayaa kamid noqday liiska afarta ciyaartoy ee ugu goolasha badan horyaalka Talyaaniga ee lagu magacaabo Seria-A .
Somalilandpress: Koox Realmadrid ee wadanka Spain ayaa qorshaynaysa inay is bedel aad u ballaadhan ku sameeyaan kooxda sanadkan,kadib markii guuldarro aad u foolxun ay kala kulantay champion league oo ay liverpol six un ugu reebtay wareegga 16-ka. Waxana saraakiisha kooxdaas sheegayaan in ugu yaraan 17-ciyaartoy albaabka debedda looga saari doono.
Somalilandpress(ciaayraha):Kadib markii kooxda Liverpool ay deris lama ilaawana u dhigtay Manchester united isla markaana 1-4 uga badisay garoonkeeda Oltraford maalintii shalay,ayaa tababaraha kooxda Liverpool Rafiel Benetez waxa uu uu muujiyey rajadiisa uu ka qabo inuu ku guulaysto Premier league oo soo noolaatay.
Kulanka aad uxiiso badan oo kamida ah horyaalka Ingiriiska ayaa waxa uu garoonka Oltraford ee kooxda Manchester united leedahay ku dhexmaray labada naadi ee Manchester united iyo Liverpool.kulankan oo ahaa mid xasaasi ah isla markaana labada kooxoodba si aad ugu diyaar garoobayeen wiigii u danbeeye ayaa waxa kooxda Liverpool ku guulaysatay 1-4.
Somalilandpress(ciyaaraha): Kooxda kubadda cagta ee Ingiriiska Manchester Unite ayaa kulankii ay la yeelatay kooxda kale ee Talyaaniga ah Intermilan waxay ugu awood sheegatay 2-0.ciyaartan oo ka dhacday garoonka Oltraford ee uu leeyahay naadiga Manchester United.
Somalilandpress(ciyaaraha): Kadib markii kooxda Barcelona ay guul kasoo hooyeen ciyaartii ay la yeesheen kooxda wadanka France ee Olympic Lion natiijadi ciyaartuna noqotay 3-5 ay guushu ku raacday Barcelona, ayaa tababaraha kooxda Barcelona waxa uu amaanay ciyaartii aad ka u heerka saraysay ee ay soo bandhigeen ciytaartoyga kooxda Barcelona.
Somalilandpress(ciyaaraha): Tababaraha kooxda kubadda cagta wadanka Ingiriiska ee Liverpool Refiel Benetez ayaa sheegay inay u taallo ciyaar adag oo ay u baahanyiihiin inay guulaystaan taasi oo ay isaga hor iman doonaan kooxda Realmadrid.
Somalilandpress(ciyaaraha): Xidhiidhka kubadda cagta qaaradda Europe ayaa kooxda Roma waxay uga digeen inay ilaaliyaan taageerayaasha kooxdaas si aanay u samayn falal inta badan looga bartay taageerayaasha kooxda roma marka ay arbacadda dhaw Roma ay garoonkeeda Olympic stadium ku marti gelianyaso kooxda Arsenal ee wadanka Ingiriiska.
somalilandpress: Afar ciyaar yahan oo ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Ilays Dawladda hoose ee magaalada Burco ayaa tababar kubadda cagta ah waxay u tageen wadanka aan deriska nahay ee Djabouti.
Mo Farah sealed his first major track title after storming to 3,000m gold and win Britain’s opening medal at the European Indoor Championships in Turin.
The 25-year-old Londoner has already broken the British record for the event twice this year as he beat off France’s Bouabdellah Tahri in 7:40.17 minutes.
Farah, who failed to make the Olympic [...]
Somalilandpress(ciyaaraha): Ciyaaryahan Rober Van Persie ayaa caddeeyey sida uu udanaynayo inuu wakhti badan la qaato kooxdiisa Arsenal,waxana uu sheegay inaanu niyada ku hayn sidii ama qorshihii uu uga tegilahaa kooxda Arsenal.sidoo kale waxa uu Persie sheegay inuu heshiiskiisa uu kula joogo kooxda Arsenal uu ku eegyahay sanadda 2011, uuna doonayo inuu wakhti badan joogo garoonka Emirates, si aan ugu guulaysto buu yidhi kooobab iyo abaal marino badan.
Somalilandpress(ciyaaraha): Shebekadda waraka ee kooxda Barcelona ayaa faafisay dhaawac soo gaadhay kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain Carlos Beyol, kulankii kooxdaas la yeelatay kooxda Atlantico Bilbao ee kadhacay garoonka Campnue ee ay leedahay kooxda Barcelona.
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
Lessons from Somaliland on self reclamation from mayhemAny reader may wonder if anything other than piracy, warlords tussle and the sound of bombs can ever come from Somalia.
Such negative perception of Somalia is understandable if one is to refuse the de facto break-up of Somalia into two disparate parts that have had paradoxically different trajectories since 1990. Prof Iqbal Jhazbay’s recent [...]
MORE STORIES
Book presentation: Black Mamba Boy by Nadifa MohamedTHE WOW FACTOR
Send us your opinions and views.DOWNLOAD SOMALI MUSIC
Somalioz - Download Somali MusicMORE NEWS HEADLINES
Daily Popular
Shamo Hotel Blast
KENYA: Warming up to Somaliland