Press Ahead

Information
External Links
Hargeysa (Somalilandpress)- Maamulka iyo Golaha sare ee shirkadda Telesom ayaa 27th February, 2010 kulan ballaadhan la yeeshay saamilayda shirkadda (Shareholders).
Kulankaas oo ka dhacay Hotel Ambassador, ujeedadiisu waxa ay ahayd in warbixin dhamaystiran laga siiyo saamilayda xaalada ay shirkaddu ku sugan tahay, marxaladihii ay soo martay iyo guud ahaan mashaariicda kale ee ay shirkaddu ku hawlan [...]
MOGADISHU — Somali pirates said they were air-dropped a ransom of 3.7 million dollars (2.7 million euros) Friday to release an Indonesian chemical tanker and its 24 crew members.
“The pirates already agreed to free the ship after receiving ransom money of 3.7 million US dollars, I think they will get off the ship some time [...]
PRESS RELEASE
Food distribution by World Vision has resumed in Baki district, Somaliland, after suspected cases of loss of food aid resulted in temporary suspension of the Baki food programme in December 2009. Investigations conducted by World Vision have also led to termination of five staff members based in Baki district.
The announcement to resume distribution was [...]
HARGEISA, 23 February 2010 (Somalilandpress) – On 16 February, the ISG members held their regular monthly meeting at the Academy of Peace and Development (APD) to discuss and assess the overall progress made on the six-point Agreement. The meeting was sponsored by the Social Research and Development Institute (SORADI). It was moderated by its Acting-Director, [...]
Burco (Somalilandpress)- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Biriij Saddexaad oo ku soo biiray Labadii ay hore u lahayd Magaaladu, kuwaaso mid kood dadweynaha ku dhaqani dhisteen, halka ka kalena uu ahaa mid hore u jiray. Biriijkan cusub ee lagu soo kordhiyay xarunta gobolka Togdheer oo [...]
BERBERA (Somalilandpress) — Wasiiradda Wasaaraddaha Xannaanada Xoolaha, Ciyaaraha, Maamulka Gobolka Saaxil ee heer degmo iyo mid gobol, Wakiillada Maxjarka Berbera, ayaa xallay ka qayb-galay munaasibad loo sameeyey gebo-gebada tartan ciyaareed loogu magac-daray Maxjarka Xoolaha Berbera oo ay ku tartammeen 12 Kooxood oo heerka koobaad ah.
Guddomiyaha Gobolka Saaxil Maxamed Cabdillaahi Maxamed, ayaa kula dardaarmay dadweynaha reer [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- Munaasabad Balaadhan oo lagu Xusayay Sanad-guuradii 37aad ee ka soo Wareegtay Geeridii Abwaankii Waynaa Alle ha u naxariistee Cabdillaahi Suldaan Timacadde ayaa Xalay Lagu Qabtay Hotel Emperial ee Magaalada hargeisa,
unaasabadaasi oo ay Soo Qabanqaabisay Shabakada Wararka ee Timacade News Network (TNN) ayaa waxaa ka soo Qayb galay, Seddexda Xisbi Qaran,Wasiirro, Abwaano,Qorayaal, Aqoonyahano, Salaadiin, [...]
Tixraaca warki kusoo baxay jariirada carabiga ee magaceeda la idhaahdo Al-Xayaat kana soo baxda dalka Sucuudi Carabiya kuna taariikhaysan 30/01/2010 sabti cadadkeedii.
Warka ay Jariiradaasi qortay ayaa guud ahaan mid lagu canaananaayo wasaarada Beeraha iyo daaqa ee Sacuudi Carabiya iyo mid wax loogu dhimaayo qaranimadeena, nabadgalyadeena iwm.
Akharistaw inta aanan dulucda maqaalkaygan u daadagin, horta adigu akhri [...]
MOGADISHU (Somalilandpress)-Nigeria’s minister for foreign affairs has angrily responded to a question asked by his counterparts from Uganda and Ethiopia at the AU summit regarding the deployment of troops in Somalia previously pledged by his country and when that was likely to happen.
The minister said there is no peace to keep in Somalia and that [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sidii ugu wayn abid masuul ka tirsan loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa, ka dib markii uu ka soo laabtay Safar uu muddo BIl ah ugu maqnaa Carriga Ingiriiska.
Aroornimada Saaka ayaa lagu waa-bariistay calanka midabkiisu isugu jiro Cagaarka [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- Gudoomiye ku xigeenkii Golaha Guurtida Somaliland, Md. Sh. Axmed Sh. Nuux Furreh ayaa iska casilay xilki Gudoomiyenimo, isaga oo warqada iscasilaadiisana maanta farta kaga saaray shirgudoonka Golahaasi kulankii ugu balaadhnaa ee ay yeeshaan intii ka dambaysay khilaaf soo kala dhex-galay oo hadheeyay.
Sh. Axmed Sh. Nuux Furreh ilaa hada lama oga, mana jirto cid [...]
Somalilandpress received a press release issued on the 28th of January of 2010 from Mr Bile Hersi, the Deputy General Manager of the port of Berbera, distancing themselves from the legal dispute regarding the stranded cargo ship, MV Layla-S, in the port of Berbera. Bile states a wealthy businessman wants compensation for merchandise worth $250, [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- Gudoomiye ku-xigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Marxuum Xariir Faarax Ducaale ayaa maanta lagu aasay xabaalaha naaso-hablood ee magaalada Hargeysa.
Alah how naxariistee Marxuun Xariir Faarax Ducaale oo ka mid ahaa suxufiyiinta, waxgaradka, odayaasha saxaafada Somaliland, waxa uu si kedis ah ugu geeriyooday badhtamaha magaalada Hargeysa, isaga oo markaa ka soo baxay Masaajid una [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku meel-mariyay laba xeer oo kala ahaa xeerka xakamaynta hubka fudud iyo xeerka shaqaalaha rayidka ah.
Fadhiga maanta oo uu gudoominayay shirgudoonka golahu waxay mudaneyaashu cod-gacan-taag ah ku ansixiyeen labadan xeer, taasi oo xeerka xakamaynta hubka fudud ay ogoladeen 20 XIldhibaan, 17 Mudae ayaa diiday [...]
Laascaanood (Somalilandpress)- Gudoomiyihii gobolka Sool, Faarax Askar Xuseen ayaa dhaawacyo halis ahi ay ka soo gaadheen qarax miino oo saaka lala beegsaday, isaga oo galaya gurigiisa oo ku yaala magaalada Laascaanood, waxaana qaraxaasi miino ku dhintay mid ka mid ah ilaaladiisi, iyada oo dhaawacyo kalena ay soo gaadheen dirwalkiisii iyo Laba qof oo shicib ah, [...]
Odweyne (Somalilandpress)- An anti extremism religious awareness was held in Odweyne Region last week by an Islamic Institute known as Islamic Propagation Center, which works on the spreading of exact understanding of the religion and it’s position of suicide attack ideas.
Hundreds of people and prominent Somaliland Sheikhs who have addresses and religious lectures attended big [...]
Laascaanood (Somalilandpress )- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa Taliyihii Ciidanka laanta baadhista dembiyada (C.I.D) ee Booliska Gobolka Sool Siciid Xaaji Nuur ka aqbalay in uu iska casilo xilkii Taliyaha Ciidanka C.I.D-da, kaas oo todobaadkan Taliyaha Booliska soo gaadhsiiyey qoraal uu ku dalbanayo in iscasiladaas laga ogolaado.
Lama garanayo sababta rasmiga ah ee keentay [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- ciidamada Booliska Gobolka Sool ayaa maanta xabsiga u taxaabay dad ka badan 40 Ruux, kuwaas oo la sheegay in xadhigoodu ka dambeeyay qarax miino oo shalay ka dhacay magaalada Laascaanood, kaasoo ay ku naf-waayeen Laba Askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Laascaanood, Laba kalena ay ku dhaawacmeen.
Ma jiro war rasmi ah oo ka [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Cabdi Maxamed Nuur (Cabdi Guray) ayaa amray in xabsiga magaalada Berbera loo soo wareeyo eedaysaneyaal ku xidhnaa xabsiga magaalada Laascaanood, kuwaasoo uu ka mid yahay Taliyihii sirdoonka Cabdifataax Muuse Yuusuf.
Warkan oo aanu ka helay illo xog-ogaal ah oo ku dhow dhow Taliska ciidanka Asluubta waxa uu intaas ku daray [...]
Hargeysa (Somalilandpress)- Qarax Miino oo ka dhacay maanta Saldhiga Daami ee magaalada Laascaanood ayaa waxa ku naf-waayay 3 Askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland, halka Laba kale oo ka tirsan ciidankaasina oo soo gaadhay dhaawac, ka dib markii Miino lagu amray inay ka soo qaadaan meel la dhigay oo la keenay ay kula qaraxday [...]
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
SOMALILAND: A Walk Through International Women’s DayHARGEISA, 9 March 2010 (Somalilandpress) – The news and events of the last two months have been harsh, with earthquakes ravaging whole cities, and families and children suffering. SOS Children’s Villages continues to respond to these situations in force, while also taking a moment too reflect on women, mothers and girls around the world. Please [...]
TOP NEWS
Foreign officials suspected of rights abuses should be deportedHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular