Press Ahead

Information
External Links
Page last updated November 24, 2009
HARGEISA, 24 November 2009 (Somalilandpress) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin waxa maanta uu xilkii ka qaaday Agaasimihii hore Wasaarada Dalxiiska Hidaha iyo Dhaqanka Mudane Xasan Ismaaciil Xassan, isla markaana waxa uu u magacaabay Agaasime cusub.
Madaxweynuhu isagoo tixglinaya ahmiyadda dhismaha Qaranka ay Wasaaradaasi u leedahay iyo hufnaanta iyo kartida aqooneed ee uu leeyahay mudane Axmed Maxamed Xasan waxa uu amray inuu noqdo agaasimaha Guud ee Wasaarada Dalxiiska Hidaha iyo Dhaqanka JSL isagoo ku amray in uu xilkaa kala wareego agaasimihii guud ee xilka laga qaaday, laga bilaabo maanta oo bishu tahay 24/11/2009,
Allaa Mahad Leh
Siciid Canaadi Mooge
Afhayeenka Madxweynaha
Published by: R Mo
3 Comments on "Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Dalxiiska Oo Xilkii laga Qaaday"
HAVE YOUR SAY & REVIEWS
KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...
YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...
Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
East Africa is next hot oil zoneNAIROBI, (Somalilandpress) — East Africa is emerging as the next oil boom following a big strike in Uganda’s Lake Albert Basin. Other oil and natural gas reserves have been found in Tanzania and Mozambique and exploration is under way in Ethiopia and even war-torn Somalia.
The region, until recently largely ignored by the [...]
TOP NEWS
SOMALIA: “British Couple Wounded” – PiratesHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular
Jubba on Tue, 24th Nov 2009 10:45 am
Whats the point of this portfolio when no one even visits Somaliland and there is no viable "tourism industry"?
You guys just creating ghost portfolios to milk the people. I should be the minister of Geeljire and Nirig too, and please descripe my job as "to report all newly born camel babies to the minister of Livestock"…hey why not?
Warfaa on Tue, 24th Nov 2009 10:29 pm
How I would pay to get this ignorant of a president out of madaxtooyada Somaliland
Gobaad on Wed, 25th Nov 2009 12:32 am
He is creating false jobs for people just si uu u naasguujiyo while there are hundreds of graduated and ready for jobs to serve their country.