Press Ahead

Information
External Links
Page last updated November 17, 2009
Hargeysa (Somalilandpress)- Markabkii ugu waynaa ee inta la ogyahay soo caga-dhigta dekedda Marsada Berbera oo lagu magacaabo Beder 3 ayaa saaka ka shiraacday, isaga oo qaaday Adhi tiradiisu dhan tahay 250, 000, oo u sii jeeday dhinaca wadanka Boqortooyada Sucuudiga oo Adhigan uu iibsaday Ganacsade u dhashay oo lagu magacaabo Saleebaan Al-Jabiri.
xoolaha uu Markabkani uu qaaday ayaa laga kala keenay wadamada Somaliland iyo Soomaaliya, iyada oo caafimaadkoodana la baadhay, taasoo uu suurto-geliyay Maxjar Casri ah oo Ganacsadahan Sucuudiga ahi ka hirgeliyay wadanka, taasoo lagu hubiyay caafimaadkooda.
si kastaba ha ahaatee, xoolahan ka dhoofay maanta magaalada Berbera ayaa iibkooda iyo hawshooda waxa ay mashquul-geliyeen dhamaan sayladaha wadanka gaar ahaan Saylada Burco oo ah ta Adhiga ugu badan laga soo iibiyay, iyada oo wakhtigii Bisha Carrafa lagu jiro, taasoo wadanka Sucuudigu xoolaha ugu badan iibsado, maadaama lagu jirto gudashada waajibaadka Islaamiga ah ee Xajka.
Maareeyaha Dekedda Berbera Eng, Cali Xoor oo aanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa Somalilandpress u sheegay in xoolahan ka dhoofay Saaka Dekedda Berbera uu la mid yahay Deked cusub oo Somaliland laga hir-geliyay sidii mashquulkii hawshiisa, waxaana uu tilmaamay in Somaliland iyo Soomaaliya ay dan u tahay Adhiga uu xayiraadii ka qaaday wadanka Sucuudigu maadaama buu yidhi uu Adhigu yahay Hantida keliya ee ay Soomaaliyi leedahay.
Published by: Abdiqani
7 Comments on "250,000 Neef oo Adhi oo Ka Dhoofay Saaka Dekedda Berbera"
HAVE YOUR SAY & REVIEWS
KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...
YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...
Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
Somali Students, cultural tension rising in St. CloudNPR’s reporter, Amber Espinoza investigates growing tension and cultural clash between students of Somali descent and non-Somali students in St. Clouds in Minnesota.
St. Cloud, Minn. 17 March, 2010 — The Facebook group, “I hate the Somalians at Tech High,” didn’t live online for a long time, but word traveled fast among high school students in [...]
TOP NEWS
Jordan’s Abdullah: Israel trying to rid Jerusalem of ArabsHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular
Ahmed on Tue, 17th Nov 2009 3:45 pm
Maansha Allah, waa guul Somaliland usoo hoyatey!
Warfaa on Wed, 18th Nov 2009 12:45 am
Madaxdan Somaliland waa in laga talaalo erayga Somali oo ay ku hadaaaqan xili kasta waar sidaad ictiraaf ku heli hadii kii madaxda ka ahaa la soo taaganyahay somalia
mohamud on Wed, 18th Nov 2009 12:56 pm
Mr. Warfaa I do respect your opinion but I can’t help to ask you one simple question. Do you carry desease called Somali. We are proud Somalilander citizen. We are also proud Somalis and ready to defend Somalis reputation including Somalis in Somalia.
By harming your own culture wouldn’t bring you recognition;therefore, we are not Europian but Somalis. We are not selling our culture to get recognize but we are asking international community to accept us, as Somalis in Somaliland.
Other people are just promoting Democracy and spending money in Somaliland doen’t mean you disgard your cultural value. I think you are Etho we pretending Somalilander. We only pick the system since it works well when it use it right. By the way, who you think the leaders of Somaliland are, Ethopian.
Warfaa on Thu, 19th Nov 2009 5:14 am
Mohamud am a Somalilander. I aint no Somalia and I share no culture with the sub-human savages from Somalia and Majeerteenia pirates.
Mohamud on Thu, 19th Nov 2009 12:47 pm
Warfaa you make me laugh. First you can’t be Somalia because Somalia is a country name. No one can be Somalia but now I know where you coming from.
You are one of these people who put too much time on clans instead of nation building. Not all Majertens are pirates and not all Somalilanders are belongs to one single clan.
Since you told us you are Somalilander, if it is true we need to make our nation to be good place. Let me get this, you don’t like Majerten, Ogaden then tomorrow you going tell me you don’t like Dorad and Samaron.
I’m also Somalilander but have no barrier to any Somali group. I think you should learn how to respect your follow Somalis either they are Ogadens who are straggling or Gaboye in Somaliland who are also need to be respected in Somaliland and Somalia.
Keep in mind outside Somaliland and Somalia people can’t tell the difference dhamaantayana meelbaan wada naalaa. Markaa waxa nagu qasban inaan Somalida oo dhan ka dhiidhiidhino hadii lagu xadgudbo ileyn anaguna kamidbaan nahay.
Warfaa on Thu, 19th Nov 2009 7:25 pm
Thtas your own ideology saaxiib dont lump us together, So I wrote Somalia instead of Somali big ifing deal, you see you Somalis focus on the little things and ignore the writing on the wall just like your president shariif who can barely get out of his residence in hamar and wants to insult SL. I dont acre about anyone outside of the Somaliland border and if they try to disturb our peace we will teach them a lesson and that goes for you too Mr. Somali
mohamud on Fri, 20th Nov 2009 1:09 pm
Yes waa runtaa sxb my ideology is just what I told you and if you called me Mr.Somali I have no problem.
Many people may think why I respect Somali people even when we know some of them would not save me becuase people are killing one another for nothing.
Waxanka soo guurey Somaliland waxankala mid ahaa mudakale. Dabadeed wadamada Carabta ayaan degey. Markii Fiisihii iga dhacaayey ayaan isku dadey inaan soo cusbooneysiisto. Nasiibdaro waa la ii diidey oo Baasaboorkeygiiba waa la qaatey.
Habeen habeenada ka mida ayaa makhaayey iskugu tagney sadexnin oo Somaliya. Waa lana raafey markaa labadii kale qaraabadoodii ayaa damiin kusiidaayey. Anigii xabsi ayaa la igu tuurey. Labii nin ee kale ayaa u sheegey meesha la ii qaadey dadkii kale. Waa la iisoo gurmadey oo cuntada ayaa la iigu keeni jirey meeshaa.
Kadaba cuntadani mabasoo dhaafi jiren xuwa ilaaliya meesha. Maxaa dhulkayaga ku keeneydu dagaheyga wayka badatey. Ilaahey baanbaryey si la ii ogaado meesha aan joogo sababtoo ah meeshii la igu ogaa waala iga wareejiyey laakiin Dadkii cuntada igu gargaari jirey dadbaa iska biilsada cuntada aykeenaan.
Magaca la iigu yeeshi jirey wuxu ahaa cabdi Somali oo kalibaan ahaa. Baryadeydii ilahey wuu aqbaley. Maalintii danbe 20 dhalinyaro oo kale ayaa la iigu keeney meeshii oo dhamaantood kasoo wada jeedey somali iyo dhaw iska dhala Yeman iyo Somali.
Ninkeygii kalida ahaa meelwalba wallaalaheybaa jooga waxeyku yiraahdeen hadii aad inankaa yer dhib ugeysataan inina waad kashenleydoontaan. Waa la iga wada cabsadey dhalinyartanina Somali waliba Haweyie u badnbey ahaayeen. xiraa reerkan ahey ismeyweydiin ana ima weydiin. Arintu waxey ahey uun DHULSHIYEEYE DIIRKAA LA ISKAGA NAXAA.
Waxan weydiisaney in wadankeygii la ii caliyo Somaliland amaba Jabouti waxa la iigu jawaabey 500 oo dollar bixi si aanbaasa boorka kuu siino ana ma awoodo. Markii danbe Unka ayaa iga siidaayey.
Laba ujeedo ayaan usoo qorey. In wallaalaheyga kale ee Somalilanders ama Soomaaliyeed ka fikiraan markey dhulkooda ka baxayaan oo waxkastaa ka hor imankare. Talabaad abaalgaara ayey igu leeyihiin wallaaha soomliyeed ee ii dadaaley iyagoon eegin xitaa inaan ahaa nin Somaliland udhashey laakiin Somalinimo iyo bani’aadnimu iigu hawlgaley. Nina abaaloogaley ma ilaawo.