Press Ahead

Information
External Links
Page last updated November 15, 2009
HARGEISA, 15 November 2009 (Somalilandpress) – Cusbitaalka Manhal iyo Tababar Ku Saabsan Ultrasoundka oo Kulmiyey Dhakhaatiir iyo Ardayda Caafimaadka Gobollada Somaliland
Waxaa markii ugu horraysay Somaliland lagu qabtay Tababar la xidhiidha Mishiinka lagu baadho Uurku jirta (Ultrasound-ka) oo uu bixiyey mid ka mida tobanka nin ee dunida ugu sarreeya Ultrasound, ama mishiinka lagu baadho uurku-jirta. Professor Dr. Syed Gillani wuxuu u dhashay dalka Pakistan inkasta oo uu takhasusaaska PHD-da oo tira badan ka kala diyaariyey jaamacado ku kala yaal Yurub, Canada, Sudan iyo dalkiisa Pakistan, waana markii ugu horraysay ee uu yimaaddo Somaliland.
Tababarkan oo socday muddo laba casho ah oo uu furay Wasiiru-dawlaha Caafimaadka Somaliland Axmed Cali Shire waxaa ka soo qayb galay dhakhaatiir iyo Ardayda Kuliyadaha Caafimaadka oo tiradoodu gaadhayso 60 oo ka kala yimi gobollada iyo jaamacadaha kala geddisan ee Somaliland iyo xataa Magaalada Muqdisho. Tan iyo intii uu socday aqoon isweydaarsigan uu soo qabanqaabiyey Cusbitaalka Manhal Specialty Hospital waxaa Professor Dr. Syed Gillani u soo bandhigay ka soo qayb galayaashii aqoon korodhsigan casharo badan oo muhiima oo la xidhiidha horumarka laga gaadhay qalabka baadhista uur-ku-jirta (Ultrasound).
Aqoon isweydaarsigan uu soo qabanqaabiyey Cusbitaalka Manhal Specialty Hospital ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee noociisa ah ee Somaliland laga hirgeliyo. Waxaana shahaadooyin la guddoonsiiyey dhamaan dadkii ka qayb galay aqoon korodhsigan soconayey muddada labada casho ah.
Professor Dr. Syed Gillani ayaa madax ka ah ururka Afro-Asian Training Centre for Medical Science, ururkan iyo Cusbitaalka Manhal ayaa kala saxiiday heshiis gundhiggiisu yahay in Ururka Afro-Asian Training Center uu Somaliland ka hirgeliyo machad lagu barto Culuumta Ultrasound. kaas oo marka uu dhammaado noqonaya kan qudha ee noociisa ah ee ku Yaalla Geeska Afrika.
Published by: R Mo
One Comment on "Aqoon Isweydaarsi ku Saabsan Ultrasoundka oo Markii Ugu Horraysay Somaliland lagu qabtay"
HAVE YOUR SAY & REVIEWS
KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...
YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...
Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
Somalia Food Aid Bypasses Needy, U.N. Study FindsAs much as half the food aid sent to Somalia is diverted from needy people to a web of corrupt contractors, radical Islamist militants and local United Nations staff members, according to a new Security Council report.
Sacks of food in a warehouse in Mogadishu. A United Nations report suggests an overhaul in the food distribution [...]
TOP NEWS
South Africa slams Israel over heritage site annexHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular
Warfaa on Mon, 16th Nov 2009 9:26 pm
Fantastic Somaliland halkaa ka wada hawsha