Hargeisa’s Forgotten Children


Page last updated June 26, 2009

Email this to a friendEmail This Post Email This Post             Printable versionPrint This Post Print This Post    

Shirkada isgaadhsiinta ee African Online oo ku soo fidaysa suuqayda isgaadhsiinta ee Somaliland

Shirkada isgaadhsiinta ee African Online oo ku soo fidaysa suuqayda isgaadhsiinta ee Somaliland thumbnail

Hargeysa (Somalilandpress)- Shirkada is gaadhsiinta ee African Online-ayaa si xawli leh xiliyadan danbe uga soo dhex mudh tidhi shirkadaha isgaadhsiinta ee Somaliland ka hawl gala, kuwaasi oo dhamaantood bixiya adeegyo kala gadisan, hadaba shirkada African Online oo aanu u kuur galnay sida ay uga hawl gasho caasimada iyo magaalooyinka kala gadisan ee Somaliland ayaa waxa noo soo baxday in shirkada African Online ay si fiican oo degan u hananayso macmiisha suuqyada Somaliland, siiba telefoonada aqalada la dhigto iyo xafiisyada iyo dabcan adeegyada casriga ah ee internet-ka oo ah mid tayo iyo qiimo macquul ah intaba leh, oo intuba ah ka maanta ugu jaban ama riqiisan Somaliland, iyaga oo adeegsada qalab casri ah iyo shaqaale xirfadaysan oo aan daqiiqad kaa habsaamaynin, taasina waa arinta la odhan karo waxa ay ka danbaysaa in ay shirkadani ay ku kasbato suuqyo badan in ay ka cidhiidhsiyato shirkadaha kale ee jira.

 Ma aha uun caasimada Somaliland meesha ay sida xawliga ah ay shirkadu uga shaqaysaa ama ugu fidaysaa ee badiba magaalooyinka waaweyn iyo yaryarba ee Somaliland ayaa ay shirkada African Online -ay si tartiib tartiib ah ay u soo hananaysaa ama ay isugu kala bixinaysaa iyada oo suuqa ka sii saaraysa shirakada xaaraanta ku haysata suuqyada Somaliland isgaadhsiinteeda ee Telesom, oo iyadu isugu sii biyo shubanaysa uun in ay ku sii ururto in ay isugu biyo shubato adeega mobil-ka oo aan isna xiligani tayo sidaasi u sii fiican lahayn, waloo uu dhaami sidii uu ahaan jiray sanado ka hor.

Adeega Internet-ka ee African Online waa mid ka fiican ama ka deg deg iyo tayoba badan adeegyada kale ee shirkadaha kale iyada oo shirkadani bixisa adeega internetka ee Broadband-ka oo ah mid kuu saamaxaaya hi-speed internet access, isla markaasna qiimaheedu uu jabanyahay adiga oo hadh iyo habaynba si bilaash ah ugu jiraaya isla markaasna ay kaa qaadayaan qiime aad u hooseeya bishii oo ka yara ama hooseeya ka ay Telesom ay macmiisheeda ka qaado bishii, ku darsoo waliba waa adeega Wireless-ka Dhanka kalena waxa iyana hawada ku soo jira shirkada Som Tel. oo soo wada adeeg aad u heersareeya oo casri ah oo aan ahayn Chines ee European-ka ah kaasi oo tayo iyo tamarba ka xoog badan doona shirkada ugu balaadhan hada ee Telesom, iyada oo ay shirkada isgaadhsiinta ee Som Tel, ay iyada adeegyadeedu kaga duwanyihiin shirkadaha kale ee is gaadhsiinta adeegyadeeda dhamaan dalalka geeska Afrika, isla markaasna ay xaruntoodu noqon doonto caasimada Somaliland ee Hargaysa oo iyada oo adeegsan doonta qalab casri ah oo aan wali Afrika soo gaadhin ama laga hirgalinin.

Hadaba waxa ay dadka reer Somaliland is waydiinayaan shirkada African Online iyo Som Tel oo labadooduba ku xidhan satellites-ka reer Galbeedku suuqa ma ka saari doonaan shirkada telesom oo iyadu ku xidhan Dalka Shiinaha? ;Taasi oo ay dad badani isku qanciyaan haa, hadii ayna hagaajin adeegyadooda oo ayna samynin qiime macquul ah oo la jaan qaada bulshada Somaliland.

Source: Qarannews



Published by: Abdiqani

This website uses IntenseDebate comments, but they are not currently loaded because either your browser doesn't support JavaScript, or they didn't load fast enough.





HAVE YOUR SAY & REVIEWS

KENYA: Warming up to Somaliland

KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...

YOUTH: The Ambassador of Future

YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...

Somaliland to contract French firm in running of major port

Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...



Related Stories

LATEST NEWS HEADLINES

ALSO IN THE NEWS

Appeal For Urgent Humanitarian Assistance and Livelihood Support For Humanitarian Crises Prevention in Somaliland thumbnail Appeal For Urgent Humanitarian Assistance and Livelihood Support For Humanitarian Crises Prevention in Somaliland

Hargeisa, 6 February 2010 (Somalilandpress) – Predictions were made that food security and nutrition situation may worsen in most parts of Somaliland by Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU) of FAO in its early warning briefs .
Some of the reasons cited included:
i. Poor “deyr” rains that preceded by dry “Hagaa” season which negatively affected pastural [...]

MORE STORIES

Djibouti, Somalia urge enforcing sanctions on Eritrea. thumbnail Djibouti, Somalia urge enforcing sanctions on Eritrea.

THE WOW FACTOR

THE WOW FACTOR Send us your opinions and views.

DOWNLOAD SOMALI MUSIC

DOWNLOAD SOMALI MUSIC Somalioz - Download Somali Music

MORE NEWS HEADLINES


Shamo Hotel Blast

KENYA: Warming up to Somaliland


RSS feed Subscribe to our feed       Delicious Are we delicious?       Digg Add us to Digg       Technorati Bookmark us       Flickr Somaliland Photos

# #