Hargeisa’s Forgotten Children



Page last updated May 31, 2009

Email this to a friendEmail This Post Email This Post             Printable versionPrint This Post Print This Post    

Ictiraaf-raadiyaha Dhabta ah ee Somaliland!!!!!

Ictiraaf-raadiyaha Dhabta ah ee Somaliland!!!!! thumbnail

 Hargeysa (Somalilandpress)- NInka lagu naanayso Ictiraaf-raadiya dhabta ah ee Somaliland waa (Maxamed Muuse Yuusuf) oo reer Somaliland ah, isla-markaana haysta Dhalasho Ingiriisa ayaa Safar bilaa-xuduud ah oo uu ku soo maray Gaadhigiisa 18 Wadan oo ku kala yaala 3 Qaaradood oo caalamka ka tirsan ka dib, waxa uu maanta soo dhigay Taayirada gaadhigiisa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

Maxamed Muuse oo Saxaafada Somaliland maanta uga waramay socdaalkiisa Ictiraaf-raadinta ayaa waxa uu ka sheekeeyay wadamadii uu kala kulmay dhibaatada, kuwii loo diiday oo Sucuudigu ka mid yahay, isaga oo geesta kalena aad u ammaanay Waddanka Jabuuti oo uu Somaliland uga soo gudbay sidii loogu soo dhaweeyay, isaga oo arrintaas ka hadlaayana waxa uu yidhi: “
Waxaan u mahadnaqayaa Madaxweynaha Jabuuti iyo dawladiisuba, Sida nabadgelyada leh ee aanay maalina ciidamada Taraafiga wadankaasi Siidhiga iigu afuufin, ee aan isaga dhex-taxtaxaashayay aniga oo Gaadhigaan kala imi magaalada Shafiil ee wadanka Ingiriiska watay, aad iyo aad bay u mahadsan yihiin. Dadweynaha Jabuuti markaan dariiqyada gaadhigayga oo maraya arkaan way ii sacaba-tumi jireen, iyaga oo Dumarkuna ii mushxaradi jiray farxad iyo kalgacal ay ii muujinayaan darteed, Somaliland-se oo aan maanta Hargeysa dhex-jooga sidaasi kamay dhicin, Boorame markii aan marayay waxaan islahaa la kulan Madaxda, ilayn waa ceeb inaad iska dhaaftaayoo hadhaw baa lagaa soo cabane, kadibna waxa ii diiday inaan la kulmo nin la lahaa waa Taliye ciidan anigu garan maayee.”
Isaga oo ka faaloonaya inta ay tiro lekaayeen wadamada uu soo marayna waxa uu yidhi: “Safarkan 18 dal ayaan ku soo maray, oo ka kala tirsan 3-da Qaaradood ee Yurub, Aasiya iyo Afrika oo aan iminka joogo maadaama uu ku yaalo wadankaygii hooyo ee Somaliland.
Mudada uu igu qaatay inaan wadamadaas ku soo maro socdaalkaygan waxa ay dhan tahay 5 Bilood iyo 7 Maalmood, waxaana dhaqaale ahaan I maal-geliya oo kharashaadka shiidaalka Gaadhiga iyo sahaydaba iga bixiya wiil aan dhalay oo Axmed la yidhaahdo, degena Imaaraadka Carabta.” Ayuu yidhi 
NInkan Safarka masaafada dheer ah caalamka ku soo maray si uu uga dhaadhiciyo qaddiyada jiritaanka wadanka indhaha laga qarsaday ee Somaliland waxa uu ku dooday in hadii uu heli lahaa cid gacan-qabata oo maal-gelisa oo ka meel fog gaadhsiin lahaa qadiyada raadiska ictiraafka Somaliland, isla-markaana uu casuumi lahaa madax badan oo ka tirsan wadamada uu soo maray oo uu gaadhigiisa ku soo maray, waxaana uu carrabka ku adkeeyay in uu sii wadayo socdaalkiisa oo uu dhamaystirayo Qaaradaha u hadhsan, waxa uu ka codsaday dawlada iyo cidda kale ee ka dhab tahay ictiraaf-doonku inay wax la qabtaan oo aanay ku eegin wiilka uu dhalay oo uu sheegay inuu nafta kaga jaray waa sida uu hadalka u dhigaye Aabo Lacagtii Shiidaalka go’dayee soo dir iyo Aabo Hoteelka lacagtiisii keen.
Ictiraaf-raadiyaha Somaliland waxa uu sheegay inuu Dhalay 7 Ubad ah oo Lix ka mid ahi ay ku nool yihiin wadanka UK, halka Wiilka Axmed ee u sahlay dhaqaale ahaan inuu wadamadaas tirada badan isaga gudbo uu degan yahay wadanka Imaaraadka Carabta.
 

 

 Mr Maxamed 7 Caruur ah oo uu Dhalay iyo Xaaskiisa oo uu Sawiradooda ku Xardhay Gaadhiga u Sahlay Safarka Ictiraaf-raadina Somaliland

 

23

 

 

 

 

 

 

 

 

6 

 

 

 

 

 

 

 

7

viagra
free viagra
buy viagra online
generic viagra
how does viagra work
cheap viagra
buy viagra
buy viagra online inurl
viagra 6 free samples
viagra online
viagra for women
viagra side effects
female viagra
natural viagra
online viagra
cheapest viagra prices
herbal viagra
alternative to viagra
buy generic viagra
purchase viagra online
free viagra without prescription
viagra attorneys
free viagra samples before buying
buy generic viagra cheap
viagra uk
generic viagra online
try viagra for free
generic viagra from india
fda approves viagra
free viagra sample
what is better viagra or levitra
discount generic viagra online
viagra cialis levitra
viagra dosage
viagra cheap
viagra on line
best price for viagra
free sample pack of viagra
viagra generic
viagra without prescription
discount viagra
gay viagra
mail order viagra
viagra inurl
generic viagra online paypal
generic viagra overnight
generic viagra online pharmacy
generic viagra uk
buy cheap viagra online uk
suppliers of viagra
how long does viagra last
viagra sex
generic viagra soft tabs
generic viagra 100mg
buy viagra onli
generic viagra online without prescription
viagra energy drink
cheapest uk supplier viagra
viagra cialis
generic viagra safe
viagra professional
viagra sales
viagra free trial pack
viagra lawyers
over the counter viagra
best price for generic viagra
viagra jokes
buying viagra
viagra samples
viagra sample
cialis
generic cialis
cheapest cialis
buy cialis online
buying generic cialis
cialis for order
what are the side effects of cialis
buy generic cialis
what is the generic name for cialis
cheap cialis
cialis online
buy cialis
cialis side effects
how long does cialis last
cialis forum
cialis lawyer ohio
cialis attorneys
cialis attorney columbus
cialis injury lawyer ohio
cialis injury attorney ohio
cialis injury lawyer columbus
prices cialis
cialis lawyers
viagra cialis levitra
cialis lawyer columbus
online generic cialis
daily cialis
cialis injury attorney columbus
cialis attorney ohio
cialis cost
cialis professional
cialis super active
how does cialis work
what does cialis look like
cialis drug
viagra cialis
cialis to buy new zealand
cialis without prescription
free cialis
cialis soft tabs
discount cialis
cialis generic
generic cialis from india
cheap cialis sale online
cialis daily
cialis reviews
cialis generico
how can i take cialis
cheap cialis si
cialis vs viagra
levitra
generic levitra
levitra attorneys
what is better viagra or levitra
viagra cialis levitra
levitra side effects
buy levitra
levitra online
levitra dangers
how does levitra work
levitra lawyers
what is the difference between levitra and viagra
levitra versus viagra
which works better viagra or levitra
buy levitra and overnight shipping
levitra vs viagra
canidan pharmacies levitra
how long does levitra last
viagra cialis levitra
levitra acheter
comprare levitra
levitra ohne rezept
levitra 20mg
levitra senza ricetta
cheapest generic levitra
levitra compra
cheap levitra
levitra overnight
levitra generika
levitra kaufen


Published by: Abdiqani

This website uses IntenseDebate comments, but they are not currently loaded because either your browser doesn't support JavaScript, or they didn't load fast enough.

4 Comments on "Ictiraaf-raadiyaha Dhabta ah ee Somaliland!!!!!"

  1. Jaamac on Sun, 31st May 2009 10:12 pm 

    Waar ninka si fiican ha loo soo dhaweeyo

  2. Abdul-aziz on Mon, 1st Jun 2009 12:48 am 

    He deserves to be called a "REAL MUJAAHID". Go on son!

  3. xusseen on Mon, 1st Jun 2009 3:59 am 

    Waar maxaa calanka ingiriiska meesha noogu soo surteen , waar dee ninka sifiican usoo dhaweeye, meesha ha kusoo dhabina wax aan jirin

  4. ahmed on Mon, 1st Jun 2009 3:09 pm 

    waa uu mutaystay in la soo dhweeyo mr maqtal .. ictaraaf radiyaha dhbta ah ee somaliland.. haddii aan madxweyne ahan lahaa , marki u horeesay ee aan maqlya ayaan dhaqalhaisa oo dhan anigu aan qabi laha ilaa inta uu kasoo dhmenaya.. ee sida dahir riyale yelay mana yelieen, oo dhagaha kamaan fureesteen





HAVE YOUR SAY & REVIEWS

KENYA: Warming up to Somaliland

KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...

YOUTH: The Ambassador of Future

YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...

Somaliland to contract French firm in running of major port

Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...



Related Stories

LATEST NEWS HEADLINES

ALSO IN THE NEWS

East Africa is next hot oil zone thumbnail East Africa is next hot oil zone

NAIROBI,  (Somalilandpress) — East Africa is emerging as the next oil boom following a big strike in Uganda’s Lake Albert Basin. Other oil and natural gas reserves have been found in Tanzania and Mozambique and exploration is under way in Ethiopia and even war-torn Somalia.
The region, until recently largely ignored by the [...]

TOP NEWS

SOMALIA: “British Couple Wounded” – Pirates thumbnail SOMALIA: “British Couple Wounded” – Pirates

HAVE YOUR SAY

HAVE YOUR SAY Is Somaliland getting recognized?

SomTel Launched

SomTel Launched Dahabshiil’s SomTel International launched

MORE NEWS HEADLINES


RSS feed Subscribe to our feed       Delicious Are we delicious?       Digg Add us to Digg       Technorati Bookmark us       Flickr Somaliland Photos