Press Ahead

Information
External Links
Page last updated May 12, 2009
Ceerigaabo (Somalilandpress)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa saluug wayn ka muujiyay xidhiidhka wadamada Somaliland iyo Jabuuti.
Gudoomiyaha Wakiilladu wuxuu u sheegay radio horyaal inuu soo dhawaynayo xidhiidh kasta oo ay dawlada Somaliland la yeelato wadamada jaarka ah, hase yeeshee waxa uu cadeeyay in aanay u muuqan inuu yahay xidhiidhka Jabuuti mid isbedel keenaya dhinaca taageerada dawladeed iyo mid siyaasadeedba, waxaana uu ku adkaystay in aanay jirin inuu xidhiidhkaasi keenayo wax isbedel ah oo midho-dhala.
Gudoomiyaha Golaha Wakiilladu, waxa uu ayaan-darro ku tilmaamay heshiisyada ay xukuumada gasho oo aan la soo marin Golaha sida uu Distoorku dhigayo.
Gudoomiyaha Wakiilladu waa masuulkii ugu sareeyay dhinaca xeer-dejinta ee shaki iyo walaac ka muujiya xidhiidhka wadamada Somaliland iyo Jabuuti, iyada oo la ogyahay in xidhiidhka labadan wadan oo ay xukuumadu sheegtay inuu yahay mid heer fiican maraya, aanay ilaa hada Jabuuti ka furan Hargeysa Safaaradii ay balan-qaaday.
Published by: Abdiqani
HAVE YOUR SAY & REVIEWS
KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...
YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...
Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
University of Virginia Law Students Back Victim’s Right to Sue Former Somali LeaderWASHINGTON (Somalilandpress) — Law students in the University of Virginia’s International Human Rights Clinic have contributed to a Supreme Court amicus brief submitted by several congressional leaders that supports the right to sue former government officials for acts of torture.
“The clinic is integrally involved in important cases that are going all the way to the [...]
TOP NEWS
DANGEROUS FRONTIERS: Campaigning in Somaliland and OmanHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular