Press Ahead

Information
External Links
Page last updated March 23, 2009

Somalilandpress(ciyaarah):Sida uu qoray warkayska kasoo baxa wadankaas Ingiriiska ee la yidhaahdo THE MIRROR,tababaraha kooxda Liverpool Rafa Benetez ayaa qorshaynayaa heshiis uu kula soo wareego labada ciyaartoy ee David Villa iyo David Silva oo u safta kooxda Valancia ee wadanka Spain.
Kooxda Liverpool oo beryahan danbe si aada uga muuqatay sayladaha kala iibsiga ciyaartoyga ee wadama Europe,ayaa waxa sanadkan mulkiilaha kooxdaas ugu talo galay inuu kooxda ku maal geliyo lacag gaadhaysa 106 million euro.
Tababaraha Liverpool Mr Benetez ayaa u muuqda inuu rabo inuu ka faa idaysto lacagtan xadiga badan ee uu qoondeeyey mulkiilaha kooxdaas inuu kumaalgeliyo kooxda.waxana uu baadi goob ugu jiraa ciyaartoy badan oo aanu si aada ugu baahnayn hase yeeshee uu rabo inuu kooxda ku xoojiyo.
David Villa waa weeraryahankii ugu goolasha badnaa koobkii euro 2008 isla markaana waa nin aad ugu cad cad xagga gool dhalinta qaaradda Europe, taasina waa ta keentay in Benetz uu lacagta ugu badan u bandhigo sidii uu u heli lahaa Villa.hase yeeshee waxa jira kooxo badan oo kamida kooxaha ugu waawayn qaaradda Europe oo iyana dhankooda uga tafa xaydan sidii ay ku heli lahaayeen Villa.Sidoo kale waxa Benetez uu isna baadi goobayaa laacibka khadka dhexe ee kooxda Valancia David Silva.
Mulkiilayaasha kooxda Liverpool oo beryahanba maalgelin la daba joogay kooxdaas, ayaa sanadkan u muuqda inay yidiidiilo cusub hayaan kadib markii kooxda Liverpool si wanaagsan uga dhex muuqatay horyaalka Ingiriiska oo 15-sano ee u danbeeyeyba ay ka ahay kooxa aan awooda muuqata ku lahayn. Kooxdan Liverpool ayaa hogaanka u haysay horyaalka Ingiriiska muddo. imika oo horyaalku dhamaad ku dhawyahayna waxaad mooda inay loolan xoog leh kula hirto kooxda Manchester united oo iyadu 1-dhibic uun ka horaysa.inkasta oo ciyaar ay u hadhantay kooxda Manchester united hadana Liverpool ayaa waxay dadaal dheeraad ah ugu jirtaa sidii ay sanadkan gacanta ugu dhigi lahay koobka horyaalka Ingiriiiska oo ay sanado badan ka soo manayd.
Published by: Abdiqani
HAVE YOUR SAY & REVIEWS
KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...
YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...
Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
Somali Students, cultural tension rising in St. CloudNPR’s reporter, Amber Espinoza investigates growing tension and cultural clash between students of Somali descent and non-Somali students in St. Clouds in Minnesota.
St. Cloud, Minn. 17 March, 2010 — The Facebook group, “I hate the Somalians at Tech High,” didn’t live online for a long time, but word traveled fast among high school students in [...]
TOP NEWS
Jordan’s Abdullah: Israel trying to rid Jerusalem of ArabsHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular