Press Ahead

Information
External Links
Page last updated March 16, 2009

somalilandpress: Weeraryahanka caanka ah ee xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxda Ac Milan ee ka dhisan isla wadanka Talyaaniga Philippo Inzaghi ayaa kamid noqday liiska afarta ciyaartoy ee ugu goolasha badan horyaalka Talyaaniga ee lagu magacaabo Seria-A .
Inzaghi waxa uu iskoorkan cusub dhigay kadib markii uu ciyaartii ay iskaga horyimaadeen kooxda Sena uu laba gool dhlaiyey. Ciyaartan ayaa waxay ku dhamaatay 5-1 guushu ku raacday kooxda Milan.
Wiiggii hore ayuu Inzaghi noqday Hatric isla markaana uu dhaliyey saddex gool oo darandooriya, waxana uu labadii todobaad ee ugu danbeeyey dhaliyay 5-gool taas oo keentay inay guud ahaan goolashiisu noqdaan 300-gool intii uu kaciyaarayay horyaalka Talyaaniga.
Inzaghi ayaa waxa uu kaalinta afraad kaga jiraa liiska ciyaartoyga ugu goolasha badan horyaalka Seria A da waxana ka horeeya Roberto Bagio, Pinola, Alesandro Tebboli oo dhamaantood hore ugu guulaystay rikoodhkan uu xalay Inzaghi ku guulaystay.
Taageerayaasha kooxda Milan ayaa waxay Inzaghi ku naanaysaan Supper Pippo waxana uu ku kasbaday goolasha badan ee uu kooxdaas u saxeexay intii u safaynayay . 300- ee goo lee uu dhaliyay Inzaghi ayaa intoodabadan waxa uu dhaliyay intii uu xidhnaada funaanadda Milan.
Waana kan liiska magacyada ciyaartoyga ugu goolasha badan Seria A da iyo goolashooda.
1. Roberto Bagio……383
2. Penola………………..346
3. Alesandro Tebboli…306
4. Philippo Inzaghi……300
Published by: Abdiqani
HAVE YOUR SAY & REVIEWS
KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...
YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...
Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
University of Virginia Law Students Back Victim’s Right to Sue Former Somali LeaderWASHINGTON (Somalilandpress) — Law students in the University of Virginia’s International Human Rights Clinic have contributed to a Supreme Court amicus brief submitted by several congressional leaders that supports the right to sue former government officials for acts of torture.
“The clinic is integrally involved in important cases that are going all the way to the [...]
TOP NEWS
DANGEROUS FRONTIERS: Campaigning in Somaliland and OmanHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular