Press Ahead

Information
External Links
Page last updated January 31, 2009

Photo File: Madaxweyne Rayaale
Hargeysa(Somalilandpress)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta istiqaalad uu u gudbiyay ka aqbalay Wasiirul dawlihii Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryaynta Md. Aadan Maxamed Diiriye (Aadan-Ruush), ka dib markii uu xilkaas iska casilay.
Sida lagu sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Md. Siciid Caddaani Mooge, Madaxweynuhu, waxa uu aqbalaada istiqaalada ku yidhi “Waan helay istiqaaladaadii Summadeedu ahayd WHG/WD/MWJ/29/08 ee 31-01-2009, waanan fahmay nuxurkii ay xambaarsanayd.
Aad iyo aad baanan kuugu mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynay,
waxaanan kula socodsiinayaa in aan kaa aqbalay codsigaagii shaqo ka
tagista ahaa, waanad ku mahadsan tahay”.
Published by: Abdiqani
HAVE YOUR SAY & REVIEWS
KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...
YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...
Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
Yemen sends delegation to Somaliland to open diplomatic officeHARGEISA (Somalilandpress) — The Republic of Yemen has sent four-member delegation consisting of diplomats and investors to Somaliland on Sunday ahead of the opening of diplomatic office by Yemen in Hargeisa.
According to sources close to the government, the office will serve mainly to carry out consular functions for Yemeni citizens. It will also work toward [...]
TOP NEWS
Somaliland’s Recognition, Arab League, Somali Regime—Toothless ChihuahuaHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular