Press Ahead

Information
External Links
Page last updated January 31, 2009
Hargeysa (Somalilandpress) “Waxaan halkan ka caddaynayaa haddii aanu xisbiga Kulmiye nahay in aanu kalsooni ku qabno Guddida Doorashooyinka Qaranka.” Sidaa waxa yidhi Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Md. Axmed Siilaanyo oo ka jawaabayay codsi ay dhawaan xubnaha Komishanku kaga dalbadeen xisbiyada inay u muujiyaan taageerada iyo kalsoonidooda, ka dib markii dhawaahan ay warar dhaliilaha Komishanka ku saabsani ku soo baxayeen saxaafada, arrintaasoo madmadow gelisay kalsoonidii ay xisbiyada Qaranku ku qabeen Koomishanka.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, Md. Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ugu baaqay labada Xisbi ee kale Udub iyo Ucidin ay iyaguna kalsoonida loo baahan yahay siiyaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka, si ay doorashadu u qabsoonto.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda magaalada Hargeysa, waxay ka dalbadeen xisbiyada inay caddeeyaan inay kalsooni ku qabaan Komishanka iyo in kale, iyaga oo sheegay inay iscasilayaan haddii xisbiyadu ay caddeeyaan in aanay ku kalsoonayn.
Dhinaca kalena Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Ing. Faysal Cali Waraabe ayaa isagu shuruud ku xidhay kalsoonida uu ku qabo Komishanka,
Published by: Abdiqani
HAVE YOUR SAY & REVIEWS
KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...
YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...
Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...
LATEST NEWS HEADLINES
ALSO IN THE NEWS
SOMALILAND: Policeman Killed in BuraoBurao, 16 March 2010 (Somalilandpress) – Local reports from Burao says unidentified men shot and killed a senior policeman in the town. The officer who was coming out of a teashop in the downtown around 8pm was shot several times by an armed man who then escaped with his car.
police spokesman said they are [...]
TOP NEWS
Militant goup signs peace agreement with Somali governmentHAVE YOUR SAY
Is Somaliland getting recognized?SomTel Launched
Dahabshiil’s SomTel International launched MORE NEWS HEADLINES
Daily Popular