Hargeisa’s Forgotten Children



Page last updated February 4, 2010

Email this to a friendEmail This Post Email This Post             Printable versionPrint This Post Print This Post    

Yaa U Xeydan In aan Dekeda Berbera Xoolo Ka Dhoofin‏

Yaa U Xeydan In aan Dekeda Berbera Xoolo Ka Dhoofin‏ thumbnail

Tixraaca warki kusoo baxay jariirada carabiga ee magaceeda la idhaahdo Al-Xayaat kana soo baxda dalka Sucuudi Carabiya kuna taariikhaysan 30/01/2010 sabti cadadkeedii.
Warka ay Jariiradaasi qortay ayaa guud ahaan mid lagu canaananaayo wasaarada Beeraha iyo daaqa ee Sacuudi Carabiya iyo mid wax loogu dhimaayo qaranimadeena, nabadgalyadeena iwm.
Akharistaw inta aanan dulucda maqaalkaygan u daadagin, horta adigu akhri warka ay jariiradaasi qortay,
ooraadso.
Majirto cid qortay oo sheegatay magac ahaan, laakiin waad arkaysa in wxa jariirarada ku qorani aanay,
Hawl qof kaliyi diyaariyay, balse ay tahay Barnaamij mudo laga shaqeynaayey oo ay iska kaashadeen dhinacyo kaladuwani oo reer Somaliland iyo Ajaanib ahba leh.
Hadaba akhristaw Barnaamijkaa lagu faryaraystay maxay tahay ujeedada ugu wayn ee laga lahaa, yaase
nalla tuhunka kubaxayaa?
Hadaan ku horeeyo ujeedada laga lahaa: waaba cadaan oo qoraalka ayaaba lagu iftiimiyey, iyada oo la leeyayah maaha in xayiraada laga qaadoxoolaha Somaliland sababahan dartood

1. Somaliland oo ka goaysa somaliya?
2. Yaa sheegay in 2007 Rift Valley ka dhacay Somaliland?
3. In shirkada Gulf ee maxjarada ka dhisatay Berbari khalad tahay in la aamino?
4. Dawlada ku meelgaadhka oo sheegtay in aan lala macaa milin Maamul goboleedyada?
5. In Somaliland nabadgalyadeedu tahay Time Bomb oo ganacsadaha sacaadiga askari ilaaliso si aan loo afduubin.
Hadaba ka dhamaan maayo hadaan is idhaahdo tax qodobadan ay u cuskanayaan in ay khalad ahatd fasaxaada xooleheena lafasaxay iyo aqoonsigii la aqoonsaday Maxjarka Berbera.
Waxay ku soo gabagabeeyeen in hadii xoolo loo baahan yahay maxjarka DJabouti lasoo mariyo oo la Berbera laxidho.
Intaas iyagaa qoraalkooda ku cadeeyey oo uma baahna tuhun iyo iftiimin.
Hadaba yuu ku baxayaa nalka tuhunku? Aniga raygayga sadex kooxood ayuu ku baxayaa nalka fadeexadani?

Kooxda 1aad

Abu yaasir waa ninka sheerka kula leh Maxjarka Djabouti ee dawlada Djabouti
Waa cadaan in uu rabo in Maxjarkiisu shaqeeyo ka Berberana la xidho.

Kooxda 2aad Maamulka iyo shacabka reer Djabouti iyina waa cadaan oo waa faaido doon.
Kooxda 3aad Waa somalilanders, waa ganacsato faaida doon ah. Hadaba arintan wuxuu nalku ku baxayaaa shirkada Indo-Deero sababahan dartood
a) Yaa diidanaa Maxjarkan oo lahaa mid ayaanu dhisanaynaa?
b) Warqada jariirada Al-xayaad heshay ee isuduwaha Wasaarada Xanaanada Xoolahu ku fasaxay doonta Al-RAXMAAT la idhaahdo ee ka baxday 21/12/2009 ee ka baxday Berbera yey u rarnayd. Yaa warqada siiyey jariirada Al-xayaad koobiga.
Waxay u rarnayd shirkada Indho-Deero, waana cida kaliya ee uu Isuduhu farta kasaaray warqada.
Hadaba waxaan ku talinayaa in Arinta la baadho, oo cidkasta oo kulug leh sharciga loosoo hortaago?
Waxaa iga talo ah yaan shirkada Magaca (A.A.A CO) lagu ciyaarin, kalsoonidi shacabku ku qabay luntaye.

Abdiqadir Jaamac Mohmoud
Berbera Somaliland

 

 

…………………………………………………………………………………………….

Qoraalkani kama turjumaya fikirka shabakada Somalilandpress, balse waxa uu gaar u yahay oo leh tix-gelintiisa, amaantiisa iyo dhaliishiisaba

qoraaga magaciisu ku xusan yahay, anaguna waxaanu markasta dhiiri-gelinaynaynaa fikir kasta oo aad noo soo gudbisaan



Published by: Abdiqani

This website uses IntenseDebate comments, but they are not currently loaded because either your browser doesn't support JavaScript, or they didn't load fast enough.

One Comment on "Yaa U Xeydan In aan Dekeda Berbera Xoolo Ka Dhoofin‏"

  1. Kayse on Thu, 4th Feb 2010 9:39 pm 

    Abdiqani rageedi wa loo bahnaa warkan oo kale wana caadahay inay Djibouti si caad oga so horjeedo Somaliland iyo dekada Berbera-ba, tasna waxa kentay Djibouti wa dal yar oo resource lahen habayaratee. Waxa kaleyee lacag ka so gashaa laba melood, Dekada Djibouti iyo Railway-ga ku xidhan Ethiopia.

    Markas dhaqalahedaa uu daan ah, Somaliland waxa daan uu ah inay ka shaqeysoo Berbera iyo wixi kalee ee danteeda ah iska ilawa Rayale iyo so socodkisaa iyo si socodkiisa Djibouti.

    Djibouti wa cadawgaa ugu xuun ee Somaliland qabtoo atleast Somalida kale wan isdilnaa wana heshinaa lakin Djibouti wa cadaw qarsoon yan lesku ilawiin.

    Anigu shaqsi ahan maba aminsani ina lala shaqeyoo Djibouti. Hadi Djibouti kento inay hub siiso belaha ka so horjeda Somaliland siba SOOL, aniguna Afarta siin doona through Ethiopia.





HAVE YOUR SAY & REVIEWS

KENYA: Warming up to Somaliland

KENYA: Warming up to Somaliland
But Kenya which has a significant number of expatriates in the region is reassessing its position...

YOUTH: The Ambassador of Future

YOUTH: The Ambassador of Future
This very agony has engulfed her first-born baby. Her only light was snuffed out and was butchered...

Somaliland to contract French firm in running of major port

Somaliland to contract French firm in running of major port
Bolloré Africa Logistics is expected to take over the Berbera port with an investment worth $700 million...



Related Stories

  • Random stories

LATEST NEWS HEADLINES

ALSO IN THE NEWS

SOMALILAND: A Walk Through International Women’s Day thumbnail SOMALILAND: A Walk Through International Women’s Day

HARGEISA, 9 March 2010 (Somalilandpress) – The news and events of the last two months have been harsh, with earthquakes ravaging whole cities, and families and children suffering. SOS Children’s Villages continues to respond to these situations in force, while also taking a moment too reflect on women, mothers and girls around the world. Please [...]

TOP NEWS

Foreign officials suspected of rights abuses should be deported thumbnail Foreign officials suspected of rights abuses should be deported

HAVE YOUR SAY

HAVE YOUR SAY Is Somaliland getting recognized?

SomTel Launched

SomTel Launched Dahabshiil’s SomTel International launched

MORE NEWS HEADLINES


RSS feed Subscribe to our feed       Delicious Are we delicious?       Digg Add us to Digg       Technorati Bookmark us       Flickr Somaliland Photos